‫Ka bood waxyaabaha ku jira

Waxbarashada dugsiga sare

Waxbarashada heerarka dugsiyada sare ee ku xiga waxbarashada dugsiyada biloowga/hoose/dhexe waxaa ka mid ah: dugsiyada sare, dugsiyada xirfadaha lagu barto ama ka qalinjebinta laba jibbaarka ah.  

Barta internetka ee Isbahaysiga waalidiinta dalka Finland, waxaad ka heli kartaa haga loogu talagalay waalidiinta oo ku saabsan waxbarashada dugsiyada sare. Waxaa lagu heli karaa luqado badan oo kala duwan. Hagaha wuxuu ka kooban yahay warbixin ku saabsan sida waxbarashooyin kale la codsado, sida muqaalka waxbarashada heerka hormarsan uu yahay, iyo nooca taageerada ardayda ay waalidiintooda ugu baahan yahay.