‫Ka bood waxyaabaha ku jira

Shukaansi  

Xilliga qaangaarnimada, dhalinyaro badan ayaa markii ugu horeyso xiiseyo shukaansiga. Waa xaalad walaac u keeni kartaa waalidiinta. Qofka dhallinyarada ah ee xiriir kalsooni ku salaysan waalidiintiisa la leh, waxay u badan tahay inuu diyaar u yahay inuu ka wada hadlo arrimahan. Way arrin wanaagsan in waalidka uu ogaad o qofka da`da yar uu la kumi doono, laakiin xad u yeelista badan ee shukaansigooda waxay badanaa kordhin doonta mucaaradkooda. Beddelka xannibaad aha, waa inaad ka hadashaa ixtiraam u muuhinta qofka kale iyo xadka cunuggaaga, qiimayaasha iyo waxyaabaha laga filayo.  

Muuqaal fiidiyoow ah, dhalinyaro lug ku leh mashruuca Kölvi, waxay ka hadlayaan waxa shukaansiga uu dalka Finland ka yara iyo waxa dhallinyarada ay ka rajeynayaan waalidkood oo arrintaan xiriir la leh.