‫Ka bood waxyaabaha ku jira

Nagu saabsan

Waa maxay umma micnaheedu? Umma waxaa loola jeedaa bulshada muslimiinta ah. Boggaan internetka waxaa soo diyaariyay  si wada jir ah Amal ry iyo Oasis keskussäätiö mashruucooda UMMA2 (STEA 2022-2024). Mashruuca waxuu la shaqeynayaa gabadhaha iyo qoysaska. Mashruucu wuxuu fuliyaa hagitaan iyo hawlo kooxeed  loogu talagalay gabdhaha da’ dugsiyeed  ka  ah ee asalkoodu yahay Muslim iyo soo-galooti, ​​iyo sidoo kale tababarida qoyska, macluumaadka iyo hawlaha bulshada ee qoysaskooda. Mashruuca UMMA2 wuxuu si gaar ah tixgalinaya baahida loo qabo tixgalinta diineed iyo dhaqan ahaanba. Mashruuca  waxaa lagu soo diyaarin doonaa ayadoo lala kaashanay dhinacyo kalo oo adeega bulshada bixiyo , qaababka adeegga xasaasiga ah ee jinsiga, diinta- iyo dhaqanka iyo hababka shaqada ee lagu beegsanayo gabdhaha iyo qoysaska. 


Marka laga soo tago STEA, mashruucu wuxuu maalgelin ka helay Alli Paasikivi Foundation, Pluralism Foundation iyo sanduuqa deeqda Otto A. Malm. Waan ka mahadcelineynaa taageerada aan helnay! 


Macluumaadka xiriirka

Khadra Aden (FI, EN, SO)
Coordinator of family work
khadra.aden@oasissaatio.fi
040 8157206

Amira Shroukh (FI, EN)
Coordinator of girl work
amira.shroukh@amalry.fi
045 78326307

Tanja Rajala (FI, EN)
Project manager
tanja.rajala@amalry.fi
045 78347815