‫Ka bood waxyaabaha ku jira

Ladnaanta waalidiinta 

Markii aad ladan tahay waxay saamayn ku yeelanaysaa dhamaan xubnaha qoyska. Waa inaad daryeesho naftaada si nolol maalmeedku uu si habsami leh ugu socdo oo aad si fiican ula qabsan karto. Gaar ahaan hooyada inta badan way adag tahay in ay waqti nafteeda iyo wax ay doonayso in ay hesho. Si kastaba ha ahaatee samaynta ugu dambeyntii waxay faa’iido u leedahay qof kasta oo qoyska ka tirsan.