‫Ka bood waxyaabaha ku jira

Dugsiyada biloowga/hoose

Dugsiyada biloowga/hoose waxaa loola jeedaa fasalada 1:aad ilaa 6:aad. Barta internetka ee Isbahaysiga waalidiinta dalka Finland, waxaad ka heli kartaa hagid loogu talagalay waalidiinta oo ku saabsan waalidiinta ilmahooda iskuul bilaabi doonaan. Mowduucyada hagaha waxaa ka mid ah qaabka dugsi-dhigashadada dalka Finland, saxiibtinimada ilmaha, duruusta iyo wadashaqaynata waalidiinta iyo maamullada iskuullada ka dhexayso.