‫Ka bood waxyaabaha ku jira

Tababarka shaqo-barashada

Macnaha tababarka shaqo-barashada waxaa weeyaan waxaa lagu barayaa xirfad, kaddib waxaad ka qalin-jebin kartaa imtixaanka xirfadda oo ah heer dugsi sare kuna jihaysan suuqa shaqada. Muddada tababarka waxaa qofka la siiyaa mushahar, kaasoo loo shaqeeyaha uu bixiyo 

Warbixin ku saabsan tababarka shaqo-barashada ka akhriso barta internetka oppisopimus.fi