‫Ka bood waxyaabaha ku jira

Ku dhex noolaanshaha laba bulsho oo kala dhaqan ah

Ku dhex noolaanshaha laba bulsho oo kala dhaqan ah caqabadaheeda ayay leedahay. Sidee laysugu dheellitiraa dhaqanka dalka Finland iyo kan adiga aad ku soo barbaartay? Sidee baa loola qabsan karaa dhaqamada dalka Finland iyadoo islamarkaas aad tixgelinayso dhaqanka aad ku soo barbaartay?