‫Ka bood waxyaabaha ku jira

Dugsiyada dhexe

Dugsiyada dhexe waxaa loola jeedaa fasalada 7:aad ilaa 9:aad. Barta internetka ee Isbahaysiga waalidiinta dalka Finland, waxaad ka heli kartaa hagid loogu talagalay waalidiinta oo ku saabsan waalidiinta. Mowduucyada hagaha waxaa kamid ah qaabka dugsi-dhigashado isku bedbedelo, taageerada ardayda walidiintooda ugu baahan karaan, qaab nololeedka caafimaadka u roon iwm.