‫Ka bood waxyaabaha ku jira

Assalam calaykum waa raxmatulahi waa baarakatu!

Ma waxaad raadineysaa macluumaad ku saabsan mowduucyo kala duwan, adeegyada iyo noocyada taageerada uu qofka muslimka ahi isticmaali karo? Ma rabtaa inaad si fiican u fahamto nidaamka adeegyada dalka Finland iyo sidoo kale dhacdooyinka iyo arrimaha saameeya nolosha halkan iyo nolosha dhallinyarada? Barta internetkan, waxaan isugu soo uruurinay warbixinno iyo faahfaahinta xiriirka goobaha kala duwan ee qofka muslimka ah ee dalka Finland ku nool uu ka heli karo warbixinno iyo caawinaad.